War Deg Deg Ah: Gudoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Jawaari oo is casilay

Warar goordhaw kusoo dhacay Warqabadka Shabakada Allbanaadir.com ayaa sheegaya in Gudoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Soomaaliya Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari uu is casilay. Xildhibaano katirsan Baarlamaanka Soomaaliya oo ku sugan xarunta golaha Shacabka ayaa noo sheegay in Gudoomiye kuxigeenka 1-aad ee Baarlamaanka Cabdiweli Muudey u yimid xarunta golaha Shacabkana una aqriyay Warqada is casilaada. Gudoomiye Cabdiweli … Continue reading War Deg Deg Ah: Gudoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Jawaari oo is casilay